Daawo:Salaadiinta iyo Wax Garadka Jubaland oo Taageeray Heshiiskii Kismaayo ka dhacay.

Salaadiinta iyo odayaasha kasoo jeeda Jubooyinka ee jooga muqdisho ayaa taageeray shirkii ku soo dhamaadey kismaayo oo beel kamida beelaha jubbaland iyo maamulka Jubbaland ku dhex marey kismaayo.

Waxa ay sheegeen in ay aad usoo dhaweynayaan heshiiskaan loona baahan yahay in lafuliyo waxii lagu heshiiyey wanaaga iyo horumarka jubbalandna laga shaqeeyo si loo gaaro wanaag iyo barwaaqo shacabka jubbaland cidii wax tamaneysana la dhageysto.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.