Degdeg: Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Maanta lagu wadaa in uu u safro Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Axmed madoobe ayaan ilaa iyo hadda lashaacin u jeedka safarkiisa iyo waxa uu salka ku hayo Balse ila wareedyo ayaa Gedo Times u sheegay in Dowladda Kenya uu ka helay Casuumaad rasmi ah.

Lama oga sababta ay kenya u casuuuntay, iyo waxa ay kala hadli doonto intuba, sidoo kale warar aan la xaqiijin ayaa tibaaxaya in Safarkisa Nairobi kadib uu u duuli doono Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

Socdaalakni ayaa imaanaya xilli Baarlamaanka Jubaland ay amrki iafaraad muddo kororsi u sameeyeen Axmed Madoobe taas oo uu kusoo magacaabaayo Golihisa Wasiirada, iyagoo ugu daray soo dhisidda Xukuumadda Mudo 45 Maalmood ah.

Axcmed Madoobe ayaa Magaalooyinkani ku noqnoqnayay tan iyo intuu uu noqday madaxweynaha Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.