Warbixin Xiiso Badan: Farmaajo Salantisa Ma jacelbaa Mise Waa Xushmad

Mudane Farmaajo waa masuulka Soomaaliyeed ee kaliya oo marka uu khudbadihiisa soo jeedinayo dadka uu salaamayo kusoo dara xaaskiisa Saynab Macalin isaga oo aan la xishoon jacaylka uu u qabo. halka masuuliyiin badan ay ka qajilaan inay salaamaan xaaskooda oo joogta meesha ay kasoo jeedinayaan khudbadda.

Qofku qofka uu jecelyahay waa waajib in uu ku faano.Siyaasada Kama maran Inaad ku Daray Xaskaada Ama Caruurtada Maxaa yeelay Watigaasi Jagada aad Bulshada u Heysid Qeyb yay ka Yihiin.

Marka Hada aad Egto Madaxweynaha Dalka Mareykana Boqasho Ku Tagayo Dal ama Goob Lagu Casumay Waxad Garbihisa aad ku Arkeysaa Xaskiisa Ama Caruurtisa oo Ku Wehliya ,

DadkaOdoraso Siyaasada Waxa Ay ku  shegaan In Muhimad badan Ay Ledahay Wahelka Aad ka Heleyso Qoyskaada .

Masulinta Somalida ah Kuma Dhiradan Ku FaanidaQoskooda Marka ay Hor Tagaaan yihiin Bulsho Ama Goob Ay Ka Qodbeynaya .

Farmaajo oo Habeen Ka Hor Qud Bad Jedinayay Marki uu Salmay Dadkii Martidada Ahaa Waxa uu raciyay Salan Qaas oo u Diray Marwadisa oo aan Gobta Ku Sugneyn Dadka Waa Ay La yabeen Qarkood Halka Kuwa Daremen MasuliyadA Inay Qeyb Ka Tahay Inaad Dadka Barto Ehladaada Kugu Dhow Madaamo Iyaga Masuul Ay Ka yihiin Dadka Markii Adiga Laga Soo Tago.

Masha allaah ilaahay ha isku kiin daayo , cimri dheer iyo caafimaad suubbanna ha idin siiyo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.