Daawo:Musharax Farmaajo Xasan shiiq balanqaadkiisii ma fulin
Musharaxa Madaxwyanah Maxamed Cabdulaahi Farmaaji ayaa shir jaraa’id oo ku qabtey Xamer ayaa dhaliiley Xasan shiiq oo balanqaadkiisi hal qof iyo codkiisa inay dhici doonto […]
Musharaxa Madaxwyanah Maxamed Cabdulaahi Farmaaji ayaa shir jaraa’id oo ku qabtey Xamer ayaa dhaliiley Xasan shiiq oo balanqaadkiisi hal qof iyo codkiisa inay dhici doonto […]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda ay hadda ku […]
Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka tirsan ciidanka Villa Soomaaliya uu ku […]
Warqad furan kuna socoto dhamaan xildhibaanada cusub . Mudane xildhibaan waxaadtahay mus’uul matalaayo dhamaan umada Somalia meel walbo ay dunida ka joogaan waxaad qaada mas’uuliyad […]
Gudoomiyaha degmada Baydhabo oo kabadbaaday qarax miino kadib markii uu kasoolaabtay safar uu kutagay deegaanka Awdiinle ee gobolka baa, isagoo ukuur galayeey xaalada abaareed ee […]
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Kulankii ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay ku Ansixiyeen Lacagta laga qaadayo Musharaxiinta isku soo sharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha […]
Waxaa Magalada Columbus, Gabalka Ohio lagu qabtay xafladii sanad laha ahayd ee Jamacada Galguduud University taasi oo sanadkiiba mar lagu qabto magaladaani. Xafladaan ayaa ahayd […]
Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya lagu dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya oo Lagu Magacaabi jiray Cabdi Qoorgaab, waxaana dilay sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan […]
Munaasabad si heer sare ah loosoo,Agaasimay,ayna ku qalin jabinayeen Ardayda dhameysatay.sanad.dugsiyeedka 2015/2016 ee Dugsiga hoose Dhexe ee Gogol ayaa ka.dhacday Degmada Garbaharay. Munaasabada qalinjabinta.iyo shahaado,siinta […]
Waaqti welwelkiisa leh dareenka dadkuna aad u kacsan yahay inta waxgaraynaysaana wadnaha farta ku hayso,waxaa loo dhegataagayaana tahay koley ku khasaarnay afarta sano oo na […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes