Gudoomiyaha degmada Baydhabo oo kabadbaaday qarax miino

Gudoomiyaha degmada Baydhabo oo kabadbaaday qarax miino kadib markii uu kasoolaabtay safar uu kutagay deegaanka Awdiinle ee gobolka baa, isagoo ukuur galayeey xaalada abaareed ee kajirata deegaanadaa iyo ceelal biyood oo laga qodayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.