
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Kulankii ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay ku Ansixiyeen Lacagta laga qaadayo Musharaxiinta isku soo sharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya intaba, Baarlamaanka ayaa isku raacay in Musharaxiinta isu soo taaga Guddoomiyaha Baarlamaanka laga qaadayo 15 Kun oo Dolarka Mareykanka ah.
Sidoo kale Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha ayey sheegeen in laga qaadi doono 30 Kun oo Dolarka Mareykanka ah.
Leave a Reply