Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada oo lagu dilay Madaxtooyada Soomaaliy

Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya lagu dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya oo Lagu Magacaabi jiray Cabdi Qoorgaab, waxaana dilay sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya mid kamida Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya weli War kama soo saarin Dilka Taliye Kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya ee lagu dilay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.