Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

SOMALIA

baladxaawo

Kenya oo qaadatay Xaafado kamida Baladxaawo iyo shacabkii oo aasaya Darbiga Kenya

23rd March 2018 admin 0

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa kusoo dulaay Dowlada Kenya oo adeegsanayna Ciidamadeeda Milatariga si ay u boobaan dhulka Soomaliya taas oo keentay xiisad […]

No Image

Kenya oo Ciidamo dheerada ku qabsatay Baladxaawo iyo Xildhibanada iyo dowlada soomaliya oo indhaha Ka qarsaday

23rd March 2018 admin 0

Ciidmada Dowlada Kenya oo ku hubaysan Gadiidka dagaalka ayaa waxay kasoo gudbeen xuduuda Soomaliya Iyo Kenya ayakoo Burburiyey Guryo kadib bilaabay dhismo darbi  kaas oo […]

No Image

Daawo:Sixir Barar Balaaran oo sameeyey Somaliland

23rd March 2018 admin 0
No Image

Daawo:Dhalinyaradda iyo Maamulka Isboortiska Degmda Caabudwaaq oo codsadey in loodhiso garoonka kubadda Cagta

23rd March 2018 admin 0

Dhalinyaradda iyo Maamulka Isboortiska Degmda Caabudwaaq ayaa codsadey in loodhiso garoonka kubadda Cagta oo uu ka socdo koobka horyaalka Degmada Magaalada ayaan lahayn garoon casri […]

puntland

Daawo:Ganacsatada iyo waxgaradka Puntland oo Difaacay ganacsade lagu eedeeyey inuu hub ka gado Alshabab

23rd March 2018 admin 0

Ganacsatada Iyo waxgaradka Puntland oo shir ku qabtay Gobolka Bari magaaladiisa Boosaaso ayaa waxay ka horyimaadeen go’aan kasoo baxay Hay’ada daba Galka Hubka ee qaramada […]

ciid

Daawo:Codsi Loo diray Dowlada iyo Gobolka banadir inay wax kaqabtaan ciidii Bada oo boob lagu hayo

23rd March 2018 admin 0
yuuf

Xildhibaanka Yusuf Oo Waalidiinta Danta Yar Ee islii Ka Taageeray Waxbarashada

23rd March 2018 admin 0
No Image

Ciidamada Somaliya Oo Biyo Dhaamin U Sameeyay Dad Barakacayaal Ah

23rd March 2018 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Qaybta Lixdanaad ayaa Biyo dhaamin usameeyey dad Barakacayaala Taliyaha Dhinaca Hawl galada qaybta Lixdanaad Cabdirixmaan Macalin ayaa kawar bixiyey deegaanada uu […]

No Image

Maqal iyo Muuqaal:Bulshada Caabudwaaq oo ku eedeeyey WfP Musuq Maasuq

22nd March 2018 admin 0

Kulan ay maantay iskugu yimaadeen Qaar kamid ah Ganacsatada Iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabudwaaq ayay ku eedeeyeen Hay’adda WFB in aysan si […]

deeq faandhe

Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Cambaareyey Dulaankii kenya Kusoo qaaday Baladxaawo iyo baaq loo diray dowlada Soomaliya iyo Xildhibanada

22nd March 2018 admin 0

Musharaxa Madawaynaha Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Warsame “Deeq Faandhe” ayaa mar uu lahadlaayey talefishinka Somali cable ayaa wuxuu Cambaareeyey Duulaankii foosha xumaa ee ciidamada Dowlada […]

qarax

Daawo:Qasaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

22nd March 2018 admin 0

FAAH FAAHIN: Qarax Xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

22nd March 2018 admin 0

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa si weyn loo dareemay wuxuuna ahaa gaadhi nooca raxada ah waxaana caydh sanayay ciidamada amaanka wuxuna ku qaraxay maqaxi […]

No Image

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Hanaanka Cadaalada, Amniga, Dhaqaala iyo Doorashooyinka 2020-ka

22nd March 2018 admin 0

R.wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa shir gudoomiyay shirka Khamiislaha ah ee golaha wasiirada oo maanta looga hadlay Dib u eegista Hanaanka […]

mustafa

Daawo:Barmaamijka Xogta Daahsoon oo looga dooday Mooshinka Kasocda Barlamaanka Soomaliya

22nd March 2018 admin 0

Barmaamijka Xogta Daahsoon ee kabaxa talefishiinka Somali Cable oo marti ku ahaa Shiiq Mustaf Cali ayaa waxaa looga hadlay mooshinka laga keenay gudoomiyaha shacabka Soomaliya […]

ciro

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Kalsoonidii kala Laabtay Guddida Doorashooyinka Somaliland.

22nd March 2018 admin 0

Madaxda Xisbiga Mucaaradka ee WADANI Soomaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay ku dhawaaqeen in ay kasloonidii kala laabteyn gudiga doorashooyinka soomaaliland kadib dhaliilo […]

Posts pagination

« 1 … 592 593 594 … 1,145 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes