Daawo:Xisbiga Waddani Oo Kalsoonidii kala Laabtay Guddida Doorashooyinka Somaliland.

ciro

Madaxda Xisbiga Mucaaradka ee WADANI Soomaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay ku dhawaaqeen in ay kasloonidii kala laabteyn gudiga doorashooyinka soomaaliland kadib dhaliilo ay weli ka qabaan doorashadii ka dhacday Soomaalialnd.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in warqada ay kalsoonida kala laabteyn Gudiga ay u gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.