Daawo:Maxamed Nuur oo ka tirsan Booliiska Mareykanka ayaa damiin lagu sii daayey kadib markii uu dilay qof

maxamed

Maxamed Nuur waa Muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada Wadanka Mareykanka kana tirsan Ciidamada Booliiska ee Magaalada Minneapolis ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah uu u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, Maxamed Nuur ayaa damiin lagu sii daayey Kadib markii maxkamada marykanka ku eedeysey inuu si kas u dilay haweenay la dho Justine.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.