Ciidamada Somaliya Oo Biyo Dhaamin U Sameeyay Dad Barakacayaal Ah

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Qaybta Lixdanaad ayaa Biyo dhaamin usameeyey dad Barakacayaala Taliyaha Dhinaca Hawl galada qaybta Lixdanaad Cabdirixmaan Macalin ayaa kawar bixiyey deegaanada uu Biyo dhaamiska ka sameeyeen oo kamida xeryaha Barakacayaasha ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.