Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Cambaareyey Dulaankii kenya Kusoo qaaday Baladxaawo iyo baaq loo diray dowlada Soomaliya iyo Xildhibanada

deeq faandhe

Musharaxa Madawaynaha Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Warsame “Deeq Faandhe” ayaa mar uu lahadlaayey talefishinka Somali cable ayaa wuxuu Cambaareeyey Duulaankii foosha xumaa ee ciidamada Dowlada Kenya kusoo qaadeen Degmada Baladxaawo Taas oo ay rabeen in darbi ku wareejiyaan Xaafadaha Magaalada Baladxaawo qaar kamida.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Deeq Faandhe ayaa waxaa kaloo baaq u diray Dowlada Federaalka Soomaliya Iyo Xildhibaanada  inay Cambaareeyaan dulaanka Kenya kusoo qaaday Dhulka Soomaliya Iyo in wafti loodiro.

Maalmo Ka hor bay ahayd Markii Heshiis dhexmaray wafti uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Iyo Gudoomiyaha Magaalada Mandera kaas oo ka dhacay Madaalada Mandera Kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.