Daawo:Dhalinyaradda iyo Maamulka Isboortiska Degmda Caabudwaaq oo codsadey in loodhiso garoonka kubadda Cagta

Dhalinyaradda iyo Maamulka Isboortiska Degmda Caabudwaaq ayaa codsadey in loodhiso garoonka kubadda Cagta oo uu ka socdo koobka horyaalka Degmada Magaalada ayaan lahayn garoon casri ah oo loogu talagay Ciyaaraha.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq ka soodiray warkaan
cw

cw

cw

cw


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.