Daawo:Ganacsatada iyo waxgaradka Puntland oo Difaacay ganacsade lagu eedeeyey inuu hub ka gado Alshabab

puntland

Ganacsatada Iyo waxgaradka Puntland oo shir ku qabtay Gobolka Bari magaaladiisa Boosaaso ayaa waxay ka horyimaadeen go’aan kasoo baxay Hay’ada daba Galka Hubka ee qaramada midoobay ku eedaysan in ganacsato soomaliyeed oo uu kamid yahay Ganacsade Maxamed Mire oo kamida ganacsatada Puntland waxaana Cunaqabteen saaray dowlada Maraykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.