FAAH FAAHIN: Qarax Xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa si weyn loo dareemay wuxuuna ahaa gaadhi nooca raxada ah waxaana caydh sanayay ciidamada amaanka wuxuna ku qaraxay maqaxi shaaha laga cabo oo ka soo horjeedo hotel wehliye.

dhimasho iyo dhaawac ayaa jira goobtana wali waa mashquul waxaana daadsan haraadiga uu qaraxa geystay

ciidanka dowladda ayaa goobta soo gaaray gawaarida gurmadka iyana goobta way soo gaareen waxayna goobta ka qaadayaan dadka uu qaraxa saameeyay

qaraxa dhacay ayaa ku soo aaday xilli galab ah oo goobta mashquul tahay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.