SOMALIA
XOG: Axmed Madoobe oo wax ka ogaa Dagaalkii Saraakiisha lagu laayay, Ceelwaaqne lagu qabsaday.
Dagaalkii shalay Galinkii dambe ka dhacay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Korneyl Aadan Koronto oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidamada […]
Faafaahin: Alsabaab oo Ceelwaaq isaga Baxay, Dowladda oo Dib u qabsatay iyo Khasaarihii Dagaalka ka dhashay,. “akhriso”
Xaaladda Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa saaka dagan kadib dagaal ay shalay Alshabaab kula wareegeen oo halkaasi ka dhacay. ku dhawaad Lix Askari oo […]
Faallo: Xildhibaan Magan waa Mudanaha ugu Mudan W/Q: Cali Soomaali.
Ugu horeyn waxaa mahad oo idil u sugnaatay alle subxaana watacaalaa, marka xigtane Naxariis iyo Nabad galyo Nabi Muxamed Korkiisa ha ahaato, intaas kadib. Ugu […]
TOP News: Beesha Sade oo Dalbatay in Xildhibaan Magan uu kamid noqdo Baarlamaanka Soo socda. “Warbixin”
iyadoo meel xaasaasi ah ay marayaan olalaha loogu jiro kamid noqoshada siyaasiyiinta cusub ee soomaaliya ee badalaya kuwa waqtigoodu dhamaaday ayaa beelaha soomaaliyeed waxay ukala […]
TOP News: Dowladda UK oo jawaab kabixisay cabasho ku saabsaneyd wasiir Dowladaas ka tirsan oo madaxda Soomaalida bahdilay.
Dhawaan waxaa magaalada muqdisho soo gaaray wasiirka arimaha Afrika u qaabilsan Dowladda UK, kaasi oo madaxda soomaalida kula kulmay safaarada uk ay ku leedahay gudaha […]
TACSI: Masuuliyiin Dowladeed,Saraakiil iyo qurbajoog ka tacsiyeeyey Geerida Korneyl Aadan Koronto.”Akhriso”
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Dagaalkii galinkii dambe ee maanta kadhacay Degmada Ceelwaaq ee ay shabaabka kula wareegeen waxaa ku geeriyooday taliyihii Ciidamada Dowladda […]
Ciidamada Kenya iyo kuwa Somaliya ayaa Qasaaro loogu gaystey Ceelwaaq
ALshabaab oo galabta lawareegay,gacan,ku haynta degamdaasi ceelwaaq ee gobolka.gedo ayaa.faafaahino dheeri,ah,laga.helayaa. ku,dhawaad toban askari,oo dowladda ah,iyo,qaar.kamid.ah AMISOMta.Kenya.ayaa laxaqiijiyay,in dagaalkani,lagu,dilay. Tiro,gaadiid ah,oo u.dhaxeeya.sadex.ilaa afar tigniko ah,ayaa […]
Degdeg:Alshabaab oo Degmada Ceelwaaq Qabsadey ,Kenya Weeraray
Alshabaab ayaa weerar kusoo qaaday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo lana wareegay guud ahaan Ceelwaaq. Qasaaraha ay geesteen ilaa iyo hada lama oga shacabka kusugan […]
Xassan Shiikh Maxamuud waxaa Iskaga qaldan Shaqsiyadiisa iyo Sharafta qaranka By Jimcaale.
Waxaan daawaday shirkii ama xafladii EX Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamud ku qabtay Xamar 15/09/16,asaga oo ula jeeday xayeysiin olalahiisa in dib loo doorto,wuxuu ahaa hadal […]