SOMALIA
DAAWO: Xildhibaan Magan oo si wayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo.
Iyadoo meel xaasaasi ah ay marayaan hardanka ay siyaasiyiin badan ugu jiraan sidii ay xilalkooda u xagsan,lahaayeen ayaa maanta waxaa magaalada kismaayo gaaray wafdi balaaran […]
Faah-faahin Qaraxii lala beegsaday Gen. Goobaale”Sawiro
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta duhurkii lagu dilay Taliyihii Guutada saddexaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Goobaale. shacab […]
Qarax xoogan oo kdhacay Maraykan New York
Qarax qasaaro gaystey ayaa kadhacay Nee york kasoo gaystey qasaare wxaa ilaa iyo inta hada laxaqiijiyey ku dhaawacmay 29 lamana oga waxa keenay qaraxaan inuu […]
TOP News: Magaalada Kismaayo oo looga Dabaal Dagay Geerida Korneyl Aadan Koronto iyo Saraakiishii la geeriyootay.
Kadib Dagaalkii ay ku dhinteen Saraakiishii CIiidamada ee Degmada Ceelwaaq iyo askar kale Gaadiid Dagaalne lagu qabsaday ayaa tan iyo maanta waxaa mashxarado loogu dabaaldagayay […]