Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

Sawirro:-Wasiirka Dastuurka Iyo Xubno La Socda Oo Gaaray Baydhabo

14th March 2018 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa gaaray wefdi uu hogaaminayay Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Wafdiga ayaa waxa siweyn Garoonka Diyaaradaha […]

deg

Deg-Deg:-Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka oo leh kulan deg deg ah.

14th March 2018 admin 0

Wararka uu helayo gedotimes ayaa sheegaya in uu socdo kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Gudiga Joogtada ah ee Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. […]

SAWIRRO: Maxaabiis laga soo dejiyay Muqdisho

14th March 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho  waxaa laga soo dajiyay maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo ay soo daysay dowladda Federalka Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa […]

No Image

AKHRISO: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyay Guddoomiye Jawaari

14th March 2018 admin 0

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), kadib markii saakay ay warbaahinta kula hadleen magaalada […]

faransic

Midowga Afrika oo sheegay in Maamul Goboleedyada ka caawin doonaan Sugitaanka Amniga.

14th March 2018 admin 0

Wakiilka Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada Soomaaliya ugu Baaqay in ay kordhiyaan Dagaalka ka dhan ka ah Al-shabaab. Francisco Madeira, Hadalkaan […]

Puntland oo ka jawaabtay Go’aanka Golaha shacabka ay dalka uga mamnuuceen shirkadda DPWorld.

14th March 2018 admin 0

Iyadoo Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay maalinti isniinta ee aynu soo dhaafnay meel mariyeen xeer ay dalka uga mamnuuceen shirkadda DPWorld ee imaaraadka oo […]

“SAWIRRO”Madaxweynaha JFS Oo Tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo lagu tababaray Dugsiga Janaraal Kaahiye ee Muqdisho.

13th March 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee […]

Ciidamada Jubbaland oo weeraray Saldhig Shabaab ay ku sugnaayeen

13th March 2018 admin 0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada hoose, ciidamada Jubbaland ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen degaanka Wirkooy ee duleedka Magaalada Kismaayo. […]

Senator Qeybdiid “Gurigeyga waxaa lagu tuhmay Ninkii ka dambeeyay qaraxii 14-kii october ”

13th March 2018 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare ayaa hadda waxa ay ka doodayaan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka […]

No Image

AKHRISO: Baarlamaanka Somaliland oo ka jawaabay Go’aankii Golaha Shacabka ee DP World

13th March 2018 admin 0

Xildhibaanada maamulka Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan ay  uga jawaabayeen go’aankii Shalay kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsanaa heshiiskii shirkadda DP World la […]

deg

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Isku raacay in Guddi loo saaro Kiiska Cabdi qeybdiid

13th March 2018 admin 0

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka dooday Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Kulanka oo socday Saacado badan  ayaa ugu […]

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga Isku dhafka Galmudug iyo Ahlusunna

13th March 2018 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kormeer ku tagay xarunta Shirka uga socdo Guddiga isku dhafka Galmudug iyo sidoo kale maamulkii Ahlusunna. Madaxweynaha […]

Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u howl-gelinaysa Nalalkii Soollarka

13th March 2018 admin 0

Dowladda hoose ee Xamar ayaa bilowday dib u howl-gelinta Nalalka ku shaqeeya ileyska Cadceedda ee Soollarka loo yaqaan, kuwaasoo qaarkood ay ku yimaadeen cillado kala […]

Wasaaradda Amniga oo digniin u dirtay Ganacsatadda Muqdisho

13th March 2018 admin 0

Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oo warbaahinta kula Magaalada Muqdisho ayaa digniin culus u diray Ganacsatadda Soomaaliyeed oo uu sheegay in qaarkood ay […]

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodayo xeerkii dalka looga mamnuucayay DP World .

13th March 2018 admin 0

Xildhibaanada  Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo Xarunta ay ku shiraan ee Magaladda Muqdisho sida qaar ka mid […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 117 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes