Xasan Sheekh oo Sugi waayey Amniga Muqdisho ayaa balanqaaday Doorasho qof iyo Cod ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka ah […]