Dhageyso:Puntland oo Ka Hortimid Go’aankii Wasiirada Soomaaliya

deni

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay Go’aankii Golaha wasiirada Soomaaiya Dalka uga cayrsheen Safiirka Itoobiya laguna xiray Qusulada Itoobiya ku leedahay Garoowe iyo Hargaysa.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid oo u waramay idaacadda VOA ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guul-dareysatay inay sugto amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool caasimada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in Puntland aysan aqoonsaneyn dowladda federaalka, isla markaana amaradeeda aysan ka dhaqan geli doonin gudaha Puntland ilaa inta laga helayo dowlad u dhaxeysa dadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.