Daawo:Dab Qasaaro Dhaliyey oo La qabad Siiyey Suuqa Bakaaraha

dab

Dab xoogan ayaa saaka oo jimce ka kacay dhismayaal, iyo Carwooyin ganacsi oo ku yaala badhtamaha suuqa wayn bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Dabkaan ayaa qasaaro wayn u gaystay carwooyin ku yaala Suuqa Bakaaraha lama sheegin waxa dhaliyey dabkaan, lakiin qaar kamida Ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa sheegay dabkaan inuusan iska kicin ee dad ka dambeeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.