Xasan Sheekh oo Sugi waayey Amniga Muqdisho ayaa balanqaaday Doorasho qof iyo Cod ah

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo guulo wax ku ool ah laga gaaray.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah kaga hadlay muhiimadda ay leedahay in talada dalka lagu celiyo shacabka, iyaguna ay doortaan cidda xukumeysa, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ka balan qaaday inay doorasho qof iyo cod ah u diyaar-garoobeen, balan waxaan idinkaga qaaday qof aadnaan dooran in uusan idiin talin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.