Safiirkii Itoobiya oo dalka Lacaga Cayrshay kadib kulankii Itoobiya iyo Puntland

Itoobiya

Go’aan maanta kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa lagu ceeriyay Safiirka dowladda Ethiopia u joogay Soomaaliya

Qaraarka Ceyrinta safiirka Ethiopia Mukhtaar Maxamed Waare ee golaha Wasiirada XFS ayaa sidoo kale lagu sheegay in la amray xiritaanka qunsuliyadaha dowldda Ethiopia ay ku leedahay Hargaysa iyo Garoowe.

Wararka ayaa tilmaamaya in tallaabadan ay timid kadib markii Ethiopia ay heshiis lagu sheegay inuu yahay iskaashi shalay la gashay dowlad-goboleedka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.