Sodon Cisho Kadib Xagee ku Dambeeyey Ninkii Gubay Xaaskiisa???

Luul

Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ahaa Ninkii Gubay Xaaskiisii ee lagu xukumay Toogashada Bil ka hor ayaanan la ogayn waxa xaalkiisa noqon doono.

Sayid Cali ayaa waxaa u furan racfaan inuu qaato ama in lagu fuliyo Xukunka Toogashada ahaa ee lagu xukumay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.