
Waxaa Muqdisho lagu Aasay Wariye Sagal Salaad Cusmaan
allaha unaxariistee Waxaa magaalada Muqdisho lagu aasey Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo koox dabley ah ay shalay dishey laman soo qabin ilaa iyo hada Mana […]
allaha unaxariistee Waxaa magaalada Muqdisho lagu aasey Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo koox dabley ah ay shalay dishey laman soo qabin ilaa iyo hada Mana […]
Waxaa Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo kadhacday Xaflad balaaran oo lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedka 2015/2016 waxaana xafladaan kazoo qayb galay maamulka degmada culimada,ganacsatada,dhalinyarada, iyo […]
Waxaa degmada caabudwaaq ka dhacaday xafladii lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedkii dusiga Sarre ee Hirda waxaana kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyadoo halkaas […]
Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo uu duhurnimadii maanta […]
Naadiga kubada cagta Comsed Gaalkacyo Puntland ayaa galabta barbar dhac lagalay naadiga Jamaame Brothers Centar JBC oo Kismaayo ka dhisan, waxaana ciyaartii galabta oo aad […]
Muqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmey […]
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa gaaray xerada Qaxootiga ee Dhababaab ee dalka Kenyya, halkaas […]
Waxaa dalka Soomaliya ku sugan ciidamo yar oo kasocda dawlada Ingiriiska kuwaas oo tobabar siiya ciidamada Amisom, Ciidamadaan ayaa hada bilaabay sidii ay tobabar usiin […]
Kulan ay kaqayb galeen culuma,madaxda kenya, safiiro iyo shacabka somalida Kenya ayaa waxaa looga hadalayey adkaynta amaanka Maajidyada inta lagu jiro Bishaan Ramadaan ee Barakaysan […]
kulana Looga wacdigalinaayo dhalinyarada dhibaatada uu leeyahay tahriibka aya waxay ka dhacday muqdisho, waxaa kulankaan kaqayb galey qaybaha kala duwan dhalinyarada iyo haweenka,waxgaradka, iyo siyaasiyiin […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes