Waxaa Muqdisho lagu Aasay Wariye Sagal Salaad Cusmaan

allaha unaxariistee Waxaa magaalada Muqdisho lagu aasey Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo koox dabley ah ay shalay dishey laman soo qabin ilaa iyo hada Mana ahan mararkii uGu horeysey oo gabdho wariye ah lagu dilo Muqdisho.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.