![ceeldae (3) ceelcade](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/06/ceeldae-3.jpg?resize=480%2C381&ssl=1)
Waxaa Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo kadhacday Xaflad balaaran oo lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedka 2015/2016 waxaana xafladaan kazoo qayb galay maamulka degmada culimada,ganacsatada,dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Ceelcade.
Leave a Reply