Caabudwaaq= Xaflad Lagu xiraayey Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Ibraahim Cigaal Hirda

Waxaa degmada caabudwaaq ka dhacaday xafladii lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedkii dusiga Sarre ee Hirda waxaana kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyadoo halkaas la gudoon siiyey ardayda shahaado sharaf iyo bilado loogana mahadceliyey macalimiinta iyo ardayda si wanaagsan oo waqtigoodii ugasheen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.