
Waxaa dalka Soomaliya ku sugan ciidamo yar oo kasocda dawlada Ingiriiska kuwaas oo tobabar siiya ciidamada Amisom, Ciidamadaan ayaa hada bilaabay sidii ay tobabar usiin laahayeen ciidanka qaran soomaliyeed, tobabarkaan ayaa laxariira sidii ay ciidmada soomaliyeed uladaagalmi lahayeen argagixisada waxaan la ogayn sida wax uga badali karto ciidan aan haysan mushaar gaajano uliita.
Leave a Reply