Kulan ay kaqayb galeen culuma,madaxda kenya, safiiro iyo shacabka somalida Kenya ayaa waxaa looga hadalayey adkaynta amaanka Maajidyada inta lagu jiro Bishaan Ramadaan ee Barakaysan iyo in cibaadada labadiyo waxaa kaloo lays hasuusiyey in qurbo joogta markay yimaaadaan anshaxa ilaaliyaan oo gabdhuhu sur waal gashan .
Waxaa kaloo madawaynaha Kenya canshuur la’aan kadhigay Timir kenya imaanaysa bisha lixaad iyo tan todobaad.
Hoos kadaawo
Leave a Reply