Kulan Dhalinyarada Looga wacdigalinayo tahriibka ayaa kadhacday Muqdisho

kulana Looga wacdigalinaayo dhalinyarada dhibaatada uu leeyahay tahriibka aya waxay ka dhacday muqdisho, waxaa kulankaan kaqayb galey qaybaha kala duwan dhalinyarada iyo haweenka,waxgaradka, iyo siyaasiyiin waxay dhamaantood ku eedeeyeen in dawladu ka gaabisey sidii dhibka dhalinyarada haysa wax uga qaban lahayd.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.