Masaajid xalay lagu weeraray magaalada Muqdisho iyo khasaare ka dhashay
Laba qof ayaa ku dhawacantay qarax lagu weeraray Masjid ku yaalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Masjidkan oo ku yaalla Xaafada Via Libera ayaa waxa […]
War degdeg ah: Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaanka Ruunirgood
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa dib u qabsaday Degaanka Ruunirgood ee Shabeelaha DHexe oo gacan ku haynteeda ay isku bedbdelayaan Ciidamada Dowlada iyo dagaalyanada Al […]
Kooxda Leicester City oo ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska
Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska, tanina waxay noqonaysaa mid ka mid ah taariikhaha ugu waawayn ee dhanka ciyaaraha. Barbarihii 2 iyo 2 […]
DEGDEG: Wiil dhallinyaro ah oo lagu dilay magaalada Baladweyne
Wiilka oo kamid ahaa dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa goor dhow lagu dilay inta u dhaxaysa saldhigga booliska iyo buundada xaafadda Octobar. Wiilkani ayaa kamid ahaa ardayda […]
Dhageyso Falanqeyn: Indhacadde oo ka hadlay ciidanka Britain ay u soo dirtay Somalia
Jeneraal Yuusuf Siyaad Indhacadde ayaa sheegay in wax badan aysan ka bedali Karin howlgallada ka socda Koonfurta iyo bartamaha ciidanka ay dowladda Britain u soo […]
Warbixin: Ciidamo ka socda dalka Britain oo soo gaaray Muqdisho
Askar ka tirsan ciidamada milatariga dalka Britain ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalkaas, kuwaasoo taageeri doona howlgalka […]
Dhageyso: Muran xagga maamulka ah oo ka taagan degmada Mahadaay
Maamulka Degamda Mahadaay ee Gobolka Sh,Dhexe oo isku haaya awoodaha Maamulkaas ayaa saamayn ku yeeshay adeegyadii Maamulka uu u hayay dadka Shacabka. Xaaji Saalax […]
Dhageyso: Guddoomiyihii hore ee Hiiraan ”Aniga xil guddoomiyenimo mid ka weyn baa rabaa”
Guddoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan oo maanta gaaray magaalada Baladweyne ayaa soo dhoweeyay shirka dib u heshiisiinta ee ka furan magaalada Baladweyne. Cabdifataax Xasan Afrax […]
War hadda Soo Dhacay : Cabdirashiid Indhakoreey oo Baledxaawo isaga Baxay, Doolowne Dib ugu laabtay.
Degmada baledxaawo waxaa gabi ahaanba Galabta isaga Baxay Cabdirashiid Indhakoreey iyo Maleyshiyaadkii isaga daacadda u ahaa, kuwaas oo gaaray Degmada Doolow oo ay markii hore […]
Degdeg: Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo iyo Xildhibaan Cabdifitaax Mataan oo Luuq ganaane Gaaray.
Waxaa Gorodhaw Degmada Luqu ee Gobolka Gedo gaaray Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo mudane Bakaal Kooke, iyo Xildhibaankii qaran ee Cabdifitaax Nuur Mataan kuwaas oo turid […]
Daawo:Waxaad Tahay Siyaasi Meeshuu Kuqado Aan Ku Nagaan Cabdulqaadir Jiijiile Vs Maxamuud Sayid
Waxaa Soo socda Wareysi meelo badan taabanaya gaar ahaan Xaalada Gedo iyo Heshiiskii Kismaayo wareysiga oo Cabdulqaadir Jiijiile la yeeshey Maxamuud sayid kaas oo ah […]
Dr.Maxamed Nuur Sh.Axmed oo Abu dabai kula kulmay Sheek Shariif Sh.Axmed(Daawo Sawirro)
Dr.Maxamed Nuur Sh Axmed oo ah Musharax u taagan Xildhibaanimada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhowaan waxaa uu dalka Imaaradka Carabta uu kula kulmay Sheekh […]