DAAWO: Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo ay Dhismayaal Casri ah ka soconayaan.
Xilli meelo kala duwan oo Gobolka Gedo ah ay kasocdaan Isbadalo dhinaca Dhismayaasha iyo maamulada ah ayaa waxaa qeyb ka ah degmooyinka sida weyn uu […]
Xilli meelo kala duwan oo Gobolka Gedo ah ay kasocdaan Isbadalo dhinaca Dhismayaasha iyo maamulada ah ayaa waxaa qeyb ka ah degmooyinka sida weyn uu […]
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu tuuray Saldhiga degmada Jowhar ayaa waxaa ku geeriyooday Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Jowhar Col Khaliif Cabdulle Carfaaye , Waxaana […]
Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ku guuleystay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya, Senator […]
Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa helay 30- Halka Musharaxa […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo ay codeeyeen 52-xildhibaan […]
Kulan ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu aruurinayo dhaqaale lagu bad baadiyo qoysaska abaarta saamaysey ayaa lagu qabtay Hotel Jazeera ee […]
Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta […]
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Bam Gacmeed lagu tuuray Xarunta Taliska Booliska ee Magaaladaasi uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska ee Gobalka […]
Xarunta Xubnaha aqalka Sare ee dalka oo ku taala Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir waxaa Goordhow ka bilowday dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha […]
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland kana Mid ah Musharaxiinta u Ordaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Maanta yimid Magaalada Muqdisho,waxaana lagu […]
Musharaxiinta u tartameysa qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoomiyaha Golaha shacabku uu ku qaabilay xafiiskiisa ayaa kala ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed , Cabdiramaan Maxamed […]
Dab Xoogan ayaaka Kacay Suuqa Bakaaraha Gaar ahaan Agagaarka Cabdalla Shideeye waxaana gubanaya Goobo Ganacsi oo halkaas ku yaalla, Dabka ayaan la ogeyn waxa Sababay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes