Daawo:Taliyihii Ciidamada Booliiska Shabeellaha dhexe oo Lagu aasay Jowhar

Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu tuuray Saldhiga degmada Jowhar  ayaa waxaa ku geeriyooday Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Jowhar Col Khaliif Cabdulle Carfaaye , Waxaana maanta lagu aasay deeganaka Kongo waxaana aaskiisa ka qayb galay madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Cali Cabdule, Xildhibaana iyo qayabaha kale duwan ee bulshada.

<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/wWZUEp8k9Jo” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.