Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ku guuleystay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Aqalka Sare

Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ku guuleystay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya, Senator Mowliid Xuseen Guhaad ayaa helay 28 cod, halka Cabdikaafi Macalin Xasan uu helay codad garaya 24 cod

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.