Muqdisho:Dab goor dhow ka kacay qeyb kamid ah suuqa Bakaaraha

Dab Xoogan ayaaka Kacay Suuqa Bakaaraha Gaar ahaan Agagaarka Cabdalla Shideeye waxaana gubanaya Goobo Ganacsi oo halkaas ku yaalla, Dabka ayaan la ogeyn waxa Sababay iyadoo ay socdaan Dadaal lagu daminayo Dabka Kakacay Bakaraha mana ahan markii ugu horeysay oo dab ka kaco bakaraha.
bakaraaha

bakaraha

bakarha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.