Xildhibaan Cabdi Xaashi oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare

cabdi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo ay codeeyeen 52-xildhibaan oo ka mid ah xubnaha Aqalka Saree e dalka.

Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo xildhibaan Mustaf  Qodax ayaa wuxuu helay 9-cod, sida uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada, Waxaa hada la socota Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.