Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo soo gaarey Muqdisho ayaa Baaq udiray xildhibaanada soomaliya

farole

C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland kana Mid ah Musharaxiinta u Ordaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Maanta yimid Magaalada Muqdisho,waxaana lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.