Daawo:Horjooge katirsanaa Al-shabaab oo Maydkiisa soo bandhigeen Ciidamada Milatariga Soomaliya

shabab

Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay howlgal ay sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay sargaal katirsan ciidamada dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.