Deg,deg nabadoon lagu dilay duleedka degmada mahadaay
Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu ku dilay tuulo lagu magacaabo Shaan, nabadoon lagu magacaabi jiray Xasan Aweys Alla-Yaqaan. Nabadoonka […]
Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu ku dilay tuulo lagu magacaabo Shaan, nabadoon lagu magacaabi jiray Xasan Aweys Alla-Yaqaan. Nabadoonka […]
Calawsanaan Siyaasadeed, Gilgilka Hoggaankii Maamulka Hirshabelle iyo Xil ka qaadis is-barbar socota, Is-qabqabsi iyo saamayn halisteeda hagoogsan ayaa waxaa laga dareemi karaa Jilitaanka Siyaasadeed ee […]
Alla ha u naxriistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Dowladii Dhexe ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Jaamac Barre. Alla ha […]
August(Gedo times)-Musharraxa Madaxweyne Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, iyo sidoo kale, Murashaxa Madaxeweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas Cabdiraxmaan Ismaacil (Saylici), ayaa markale khilaaf madmadow wada-shaqeyntooda uu […]
August 16 (Gedo times)— Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo booqasho shaqo […]
Waxaa durba soo baxday digniin shalay soo baxay ay soo saareen laamaha amaanka dalka kenya oo aheyd in laga feejignaado weeraro ka dhaco Dalkaasi kenya […]
August 16 (Gedo times)Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta marti gilineysa kulamo iska soo horjeeda oo ay yeelanayaan Xubno kala taageersan Madaxweynaha Maamulkaasi […]
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo la hadlay Saxaafada ayaa waxaa uu soo hadal qaaday Arimaha Doorashooyinka iyo Halka ay marayaan Qaadashada Kaararka […]
Maamulka degmada baardheere oo kaashanaya dhamaan shacab waynaha kunool degmada baardheere Ayaa bilaabaya qorsho balaaran oo dacaytir loogu samaynayo buundada degmada baardheere oo uu soo […]
Qaar Kamida Xildhibanada Barlamaakanka Konfur Galbeed Oo Ka Hadlay hadal Ka Sooyeeray Xildhibaanada Somaaliya oo ahaa in madaxwaynha Koonfur Galbeed Xhariif Xasan ku guul daraystay […]
August 15 (Gedo times)— Tiro Xildhibaano oo taageersan Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle ayaa caawa uga dhawaaqay magaalada Jowhar inay xilka ka qaadeen Guddoomiyaha […]
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes