Xildhibaanada barlamanka aqalka sare oo maanta doortay xubinta gudiga la socodka dib u eegista dartuurka
(Gedo times 15-8-17)Xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa xilligan ka socota doorashada xubintii banaaneyd ee Guddiga dib u eegista Dastuurka […]