Sawiro:Xamse ayaa xariga ka jaray xarun ay hirgalisay Shirkada Xildhibaan Xidig oo loogu talagalay ka hortagga isbeddelka cimillada
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun cusub oo qayb ka qaadanaysa ka hortagga isbeddelka cimillada iyo […]