Maxaa maanta baajiyay kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya??

barlamaan

Waxaa maanta baaday kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu guda geli lahaa cutubka 3aad ee Dastuurka Soomaaliya.

Kulankii labada Gole ee barlamaanka Soomaaliya ayaa u baaqaday Kooram la’aan sida ay sheegtay gudoomiye Kuxigeenka kowaad ee barlamaanka Soomaaliya Sacdiya Firinbi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.