Imaaradka Carabta oo Soomaaliya Soo gaarsiiyey Gargaar ku Filan 50 Qoys

imaarad

Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar.

Shixnadaan gargaar ayaa waxaa waday mid kamid ah diyaaradaha xamuulka qaada ee dowladda Imaaraadka Carabta, waxana uu ku soo aaday xilli Bisha Barakaysan ee Ramadaan fooda inagu soo hayso.

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda maareynta musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aadan oo ay wehliyaan Agaasimayaal ka tirsan SoDMA, ayaa shixnadaan kala wareegay Masuuliyiin ka socday Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho, isaga oo ballanqaaday in mucaawinadan ay gaarsiin donaan shacabka Soomaaliyeed ee danta yar iyo kuwa barakacyaasha ah madaama haatan laguda galayo bisha Ramadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.