Daawo:Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE)

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE).

Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Qubaro ku xeeldheer Cilmi baarista, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Machadka ayaa soo bandhigi doona, cilmi baaris iyo talooyin ka qeyb qaadan doona ilaalinta iyo horumarinta deegaanka iyo dhismaha dowlad awood u leh in ay dabooli karto baahiyaha Shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.