Daawo:Aabe Cabdicasiis oo Dalbaday in Qisaasta lagu fuliyo Sayid Cali

Luul

Allaha Unaxariistee waxaa Maanta oo Jimco ah lagu aasay Jaziira Marxuun Luul Cabdicasiis oo Ninkeedii ku Gubay Muqdisho.

Aabe Cabdicasiis oo goobtii lagu aasay Luul warbahinta kula hadlay ayaa sheegay inuu dowlada Soomaaliya ka rabo inay qisaas ku fuliso Sayid Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.