Xasan Sheekh oo Gacan u Duuban Tahay ayaa Ka hadlay askar weerartay Jamacad

Xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudnaanta ay dowladdu siinayso tayaynta waxbarashada dalka iyo muhiimadda bixinta canshuuruhu u leyleyihiin horumarinta adeegyada bulshada.

Madaxwayne Xasan ayaa ka hadlay ciidamo gudaha gapay Jaamacada Muqdisho kuwaas oo goobayey Canshuur waxuuna tilmaamay inaysan fiicanayn Ciidan gudaha usoo gala Jaamacaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.