Degmada Balanbele oo Oo Isbitaal wayn Laga dhisay
Waxaa degmada Balanbale ee gobolka Gaduud laga dareemayaa in xawli kusocoto dhismaayasha adeegada bulshada iyadoo mudo dhawyd xariga laga jarey dhismaha iskuul iyo college . […]
Waxaa degmada Balanbale ee gobolka Gaduud laga dareemayaa in xawli kusocoto dhismaayasha adeegada bulshada iyadoo mudo dhawyd xariga laga jarey dhismaha iskuul iyo college . […]
War Goor dhow uu Ka Helay Gedo Times Mid Ka mid Masulinyinta Gobalka Gedo Ayaa waxa uu Xaqjiyay in goordhow qadka talefanka kula xarireen sarakil […]
Magaalada Balad-Xaawo oo ay Kacsan Tahay Xaladeed Waxa Maanta Kulan ku yeeshay Odayaasha Dhaqanka Magaalada iyo Cabdi Rashiir Janan “Indho Kori” Kulan ayaa Wax uu […]
Qaar kamida haweenka degmada caabudwaaq ayaa bartay xirfado ay nolol maal moodkeeda kusoo saartaan si aysan dad uGu tiirsanaan kan dhistey guryo ay ku noolaadaan.hadaba […]
Wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga soomaliya Maxamed cali xagaa oo ay weheliyaan masuuliyiin iyo siyaasiyiinta uu kamid yahay Cabdi shire oo kormeeray xerooyinka ciidamada isku dhafka […]
Kulan looga hadlaayey sidii dhalinyarada looga wacyi galin lahaa dhibaatada tariibka ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. tahriibka ayaa dhib xun kuhaya dhalinyarada […]
Iyadoo abaar xun kajirtay soomaliya gaar ahaan gobolka gedo ayaa roobkii guga kacurtay degmada Doolow ee gobolka Gedo, dadka baa aad uGu farxay roobkaan kacurtay […]
Siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed ka socda gobalka Gedo ayaa dowladda Kenya waxa ay magaalada Nairobi kula yeesheen shir seddax maalmood socday. Arrimaha shirka looga hadlay […]
Gaari Laga Afduubtay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland: Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Puntland,Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) ayaa laga afduubtay Magaaladda Garoowe,sida ay inoo xaqiijiyeen […]
Maamulka Khatumo ayaa war been abuur ah ku tilmaamay wararka sheegaya in Magaalada Buuhoodle ay la wareegeen ciidamo ka amar qaada Maamulka Puntland. Magaalada waxa […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes