Wararka Maanta
Daawo:Beesha Reer Xasan ee dagta Jubbaland Gaar ahaan Gobolka Gedo oo kashirey sidii ay uga qaybqadan lahayd
Waxaa magaalo madaxda Soomaliya muqdishu shir wayn ku qabsadey beel kamida beelaha daga Jubbalnd Gaar ahaan gobolka Gedo. Beesha Reer Xasan ayaa shirkoodu wuxuu kusaabsanaa siday […]
Maqaal : Maxamuud Sayid Waa kuma” W/Q: Cabdullaahi Jimcaale Faarax.
Maanta taarhiikhdu waa 03/04/2016.dhawr maalin ka hor baan akhriyey ama aan dhegaystay qoraal maqal iyo muuqaal ahaa oo uu kasoo Muuqday Mahamuud Siyad aden,waxay ahayd […]
Daawo sawirka maanta: Saacid Shirdoon iyo Cabdiweli Axmed
Saacid Shirdoon iyo Cabdiweli Axmed – Maxaa kaaga baxay sawirka oo uu ka muuqdo luuqadda jirka
Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta.
Ololaha doorashada guud ee Australia oo bilaaban rabta. Waxaa la filayaa in Raisul wasaare Malcolm Turnbull uu kala diro labada gole ee Baarlamaanka Australia kadib […]
Masaajid xalay lagu weeraray magaalada Muqdisho iyo khasaare ka dhashay
Laba qof ayaa ku dhawacantay qarax lagu weeraray Masjid ku yaalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Masjidkan oo ku yaalla Xaafada Via Libera ayaa waxa […]
War degdeg ah: Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaanka Ruunirgood
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa dib u qabsaday Degaanka Ruunirgood ee Shabeelaha DHexe oo gacan ku haynteeda ay isku bedbdelayaan Ciidamada Dowlada iyo dagaalyanada Al […]
Kooxda Leicester City oo ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska
Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska, tanina waxay noqonaysaa mid ka mid ah taariikhaha ugu waawayn ee dhanka ciyaaraha. Barbarihii 2 iyo 2 […]
DEGDEG: Wiil dhallinyaro ah oo lagu dilay magaalada Baladweyne
Wiilka oo kamid ahaa dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa goor dhow lagu dilay inta u dhaxaysa saldhigga booliska iyo buundada xaafadda Octobar. Wiilkani ayaa kamid ahaa ardayda […]
Dhageyso Falanqeyn: Indhacadde oo ka hadlay ciidanka Britain ay u soo dirtay Somalia
Jeneraal Yuusuf Siyaad Indhacadde ayaa sheegay in wax badan aysan ka bedali Karin howlgallada ka socda Koonfurta iyo bartamaha ciidanka ay dowladda Britain u soo […]