Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

laftagareen

Koonfurgalbeed oo Ka Hortimid Jamhad Magac Xisibi Wadata oo Muqdisho Laga Soo Abaabulo

11th May 2025 admin 0

Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed oo Sheegtay Doorka Madaxwayne Lafta-gareen ee doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed cid walba way ogtahay laakiin ma aqbaleyno in iyadoo arintaas lagusoo gambanayo […]

Firdhiye

Madaxweynaha JFS oo qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo

10th May 2025 admin 0

Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ugu tagay Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Hoggaamiyaha ayaa Madaxweynaha dalka uga warbixiyey […]

Axmedmadoobe

Baardheere Waxaa Ka dhacay Kulan lagu taageerayey qorshaha DF ee Ka dhanka ah Axmed Madoobe

10th May 2025 admin 0

Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa qabtay Kulan lagu taageerayey qorshaha Dowlada Soomaaliya ee maamul u sameynta Jubalandta Cusub.

barlamaan

Kulankii Baarlamaanka oo baaqday Kadib Markii Xildhibaanadii waayeen Meelay Soo Maraan

10th May 2025 admin 0

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta lagu balansanaa inay Xildhibaanada Soomaaliya Soo xaadiraan ayaa u baaqday kooram la’aan. kulankii Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday ka dib […]

xasansheekh

Maraykanka oo Ka horyimid Go’aamadii Shirkii Wadatashiga Qaran

9th May 2025 admin 0

Dawlada Maraykanka ayaa ka hor timid go’aanadda Shirka Madasha ee Muqdisho ka dhacay dhawaan kaas oo ay ku tilmaameen midaan Looma dhamayn oo ka hor […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn u Jeediyey Xasan Sheekh kana Digay in Jubbaland la weeraro

9th May 2025 admin 0

Madaxwayne Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay Cawaaqib Xumada ka dhalan karta in Markale Dawladda Federalka Soomaliya Isku daydo in ay Faragalin Siyaasadeed […]

lafatagareen

Laftagareen oo Ka Cararaya Furitaanka Xisbiga Xasan Sheekh ayaa Baydhabo U dhoofay

8th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa […]

Farmaajo

Farmaajo oo Ku Baaqay in Xasan Sheekh in Dalka Laga qabto inuusan Halis Galin

7th May 2025 admin 0

Madaxweyne hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdupaahi Farmaajo ayaa ka.hadlay Shirkii Madasha Wadatashiga ee lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Muqdisho Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka iyo qorshaha […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo Fariin U diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

7th May 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo soo xaadiray kulanka golaha Shacabka ayaa farriin u diray Xildhibaanada oo maanta soo buuxi waayey kooramka. Godoomiye Aadan […]

Dhaay

Sawiro:Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan Is barasho ah La Qaatay Safiirka Turkiga

7th May 2025 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga […]

Firdhiye

Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo Kulan La Qaatay Madaxwaynaha Galmudug

6th May 2025 admin 0

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleed Galmudug Md. Axmed. Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’. Booqashada oo ahayd Salaan […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Dalka kusoo Laabtay iyo Mooshin bari Laga Keenayo

6th May 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria […]

Guudlaawe

Madaxwayne Guudlaawe oo weerar afka ku qaaday Xildhibaan Xaadoole

5th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe ayaa u jawaabay Xildhibaan Xaadoole oo dhawaan aflagaado u geystay Madaxwaynaha Hirshabeelle. Madaxwayne Guudlaawe ayaa yiri “Ma aqbaleyno in Nala dhaho […]

somalialnd

Daawo:Sharuud la’aan Halasii daayo Maxaabiista Darood Gudoomiye Saleebaan

5th May 2025 admin 0

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii u dhaxeeyey Somaliland iyo SSC Khaatumo. Gudoomiyaha Guurrida Soomalilans ayaa Sheegay […]

mareeye

Daawo:Khudaartii Dalka Ka Baxaysey oo Dibada Laga Keenay iyo Wasiir Mareeye oo Ka Hadlay

4th May 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil:Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo wehelinaya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa booqday […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 1,710 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes